Iran oo lagu eedeeyay Weerar Khasaaro geestay oo lagu qaaday Markabka Mercer Street

Laba shaqaale oo ka shaqeynayay markab shidaal oo ay maamusho shirkad uu leeyahay ganacsade caan ah oo Israeli ah ayaa lagu dilay xeebaha Cumaan, iyadoo saraakiisha shirkadda markabka maamusha ee fadhigeedu yahay London iyo militariga Mareykanku ay Jimcihii sheegeen in weerarku uu u muuqday mid ay fulisay diyaarad aan duuliye lahayn. Israel ayaa ku eedeysay … Continue reading Iran oo lagu eedeeyay Weerar Khasaaro geestay oo lagu qaaday Markabka Mercer Street